Walaac xooggan oo laga qabo Gabdho Soomaali ah oo afduub loogu heysto Kenya

Waxaa sii kordhaya walaaca laga qabo xaalada ay ku sugan yihiin gabdho Soomaali ah oo maalmihii ugu dambeeyey laga afduubtay xaafada islii ee magaalada Nairobi. Xildhibaanka laga soo doorto Garisa, Aden Barre Ducaale, oo ka mid ah siyaasiyiinta billaabay in ay la kulmaan laamaha amniga, wuxuu sheegay in ay warka ku hayaan in seddax gabdhood … Continue reading Walaac xooggan oo laga qabo Gabdho Soomaali ah oo afduub loogu heysto Kenya